U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qiso

Magac Dheddig
Xaraf QSubg QI4 xar
1

Sheeko; taariikh.

2

Wax dhacay; war.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Foosto Riix, Q:3aad, Qiso taxane ah waxa Qoray Siciid Guraase.

”
“

Caano Kaaga Danbeeye, Ciil Kaaga Danbee Qiso ku saabsan xusuusta waayihii la soo maray Iyadoo ay xaaladdu sidaa tahay, xiisadduna ay cirka isku sii shareertay, ayaa gigta iyo gariir meel fog ka dhacaya la maqlay, kaas oo si tartiib ah u soo dhawaanayay.

”
“

Foosto-Riix, Q: 6aad Qiso Taxane Ah - Waxa Qoray Siciid I. Guraase.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

Q · QI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qiso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan