Skip to main content
SABAAD

qofnimo

Magac Dheddig
Xaraf QSubg QO7 xar
1

Qof ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

Waxa habboon in mas’uul kastaa u hadlo si u qalanta xilkiisa qofnimo iyo waxa uu doonayo xaqdhawrkeeda.

M. I. Warsame Hadraawi marka dib loo milicsado ee hoos loo dhugto taariikh-nololeedkiisa qofnimo iyo wax-soo- saarkiisa hal-abuurnimo, ayaa waxa kuu bidhaamaysa miigganaanta shaqsiyaddiisa qofnimo iyo mug-weynida hal-abuurkiisa abwaannimo.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

Q · QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qofnimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag