U gudub nuxurka bogga
SABAAD

roor1

Magac Lab
Xaraf RSubg RO4 xar
1

Orod.

2

Jirjiroole.

3

Cudur maskaxeed geela ku dhaca oo la rumaysanyahay in uu ka qaado qaniinyada jirjirroolaha.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Duqa Qardho Maxamed Hogaamo la roor ayaa waxa uu sheegay in ay jiraan laba baabuur oo biyo ku dhexjira oo biyaha dusha ka marayaan.

”
“

Yabooh, qaylo dhaan, guddi samayn iyo sahay la roor ayey Maxakamadahii badankoodu ku seexdeen oo kusoo tooseen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

R · RO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
roor - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD