U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sagaaro

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf SSubg SA7 xar
1

Nooc ugaarta yaryar ka mid ah, dhawr jaad u kala baxda oo keeda lab geeso leeyahay.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Labadii gool aay kaga badisay Dahabshiil kooxda Horyaal waxaa kala dhaliyay Mustafe Shiine oo Difaaca ah iyo Sagaaro oo sita lambarka sagalaad (9-ka).

”
β€œ

Dadkaas waxaan sagaaro ka cabbin bay colaad ka abuuraan, sidoodana haddaan balaayo aloosnayn ma joogi karaan.

”
β€œ

.Sagaaro iyo tuuryo in yar baa laysla helaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

S Β· SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sagaaro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan