U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saluug1

Magac Lab
Xaraf SSubg SA6 xar
1

Qawadidda qof wax la siiyey ka qawado.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Biixi xaaskiisa Saynab waxay runtii noqotay qof wax garad ah, sidoo kale waxay noqotay marwo aanu kartideeda iyo maamulkeeda dumarnimona aanu wax saluug ah ka dareemin, sidoo kale Xayaad lafteedu raalinimo iyo kalsooni badan ayey ku qabtay saygeeda.

”
“

Durba saluug ayaa i galay.

”
“

Waxay kolka tiri "Barka soo haree suugaanta u heelan maxay sugayaanoo saxariirta iigu daawanayaan, ma iyagaan isla soconoo duul sii kala jeeda ah, ma saluug ba jirtoo somali beyna isla hayn, mase sama iyo wanaag lagu wada socdaan sifihiisiba la hayn?"

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saluug - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan