Diyaarad iwm ku safrid Ereyga hore wuxuu leeyahay shaqal culus, sidaa darteed shaqalka "ųu" hoostiisa waxaa ku astaysan calaamad yar. Ujeeddadu ma aha in aan wax ku kordhinayno alifba'da soomaaliyeed, laakiin waa si loo fududeeyo kala garashada labada erey ee noocaan oo kale ah oo aanay ku dhex jirin weero laga dheehan karo micnahooda. 2.2 Ereyada qaabkoodu isku midka yahay Laba erey ama in kabadan oo qaab ahaan isku si loo qoro laakiin ay ka kala duwanyihiin naxwa ahaan iyo micna ahaanba waxaa la kala siiyaa lambaro isku xiga: magacyada ayaa la hormariyaa, falalka ayaa lagu xijiyaa, kaddibna qaybaha kale ee ereyada, magacyadana kuwa labka ayaa laga hormariyaa kuwa dheddigga. Tus.
Falanqaynta Naxwaha
Fal Magu (1) (f.mg1)
-uulay, -uushay
D · DU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
