U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sambuuse

Magac Lab
Xaraf SSubg SA8 xar
La Mid AhsambuusiMagac Lab
1

Bur saddex gees leh oo hilib shiidan iyo qudaar basbaas leh gudaha uga jiraan oo lagu shiilo.

2

Guri saqafkiisu weji waliba saddex-gees u egyahay.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Raggii iyo Booliiskii u xoog sheegtay maxaystada intay guryahoodii ku noqdaan yey timir iyo sambuuse isku miisaan iyagoo islaweyn oo hadhowno qaad ka dambeysiiyaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sambuuse - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan