U gudub nuxurka bogga
SABAAD

yey

Magac Lab
Naxwec.nafl.
Xaraf YSubg YE3 xar
1

Bahal dugaagga ka mid ah oo eeyga u eg, arigana aad u laysa; uubato; uu'leey.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Afhayeenka Maxkamadaha wuxuu si kulul u yiri: "Waa in laga digtoonaado hadalada gafka ah ee Maxkamadaha loo geysanayo, l aakin ma is-weydiiseen yey yihiin dadka qabsaday deegaanno ay maamullo ka jireen oo dalka Soomaaliya ku yaala."

”
β€œ

Haddaba yey yihiin dad aan tilmaamayo?

”
β€œ

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay inuu kulamo la soo qaatay Soomaalida Qurbo joogta ah ee dhammaan waddamadii uu tegey warbixin buuxdana ka sii yey xaaladda dalka isla markaana uu ugu baaqay qurbo-joogta inay dalka dib-u-dhiskiisa ka qeybqaataan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

c.nafl.

Xarafka

Y Β· YE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
yey - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan