Tusaale Dheeraad ah3
“
Sheekh Maxamed Siciid Atam oo ka mid ah Saraakiisha sar sare ee dagaalka la galay ciidamada Puntland ayaa sheegay in uu jiro xiriir u dhexeeya iyaga iyo Xarakatul Shabaab oo inta badan gobollada koonfurta Soomaaliya gacanta ku haysa.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ro, m.l
Xarafka
S · SA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
