U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saree

Fal Gudbe (2)
Naxwe-reeyay, -raysay
Xaraf SSubg SA5 xar
1

Nafley cudur qaadsiin.

2

Cid wax xun barid (qof).

Tusaale Dheeraad ah3

“

/4 muga cirka dunidu wuxuu u jiraa oogada dhulka 11 km oo kali ah, kuleylka ka imanaya qoraxda markuu soo gaadho meeshan wuxuu keenaa in hawadu kala baxdo ka dib ku qaboowda lakabka saree cirka.

”
“

Soo magacaabidda xubnaha Makmadaha Saree ee dalalka soo koraya waxaa iska leh Xukuumadda waxaana oggolaada Barlamaaanka.

”
“

Waa in degdeg loo furaa xafiiska xiriirka dadweynaha (Public Relation Office) oo qofkii muraad ka leh Hoggaanka Saree Golaha Maxaakiimta (talobixin & wax tabasho) waa inuu helaa meel uu kala xiriiro.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-reeyay, -raysay

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saree - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan