U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saxafi

Magac Lab
Xaraf SSubg SA6 xar
1

Qof aqoon u leh cilmiga saxaafadda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Weriyayaasha la xidhxidhay oo kala ah Tifaftiraha wargeyska Saxafi Mr.

”
“

Ururka Al-Shabaab oo sheegay in ay Maxkamad soo taagi doonaan Laheystayaasha Faransiiska ee dhawaan ay qabteen Ragaan la heysto ayaa dhawaan waxa lagala baxay Hoteelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho,kadib markii halkaasi lagu ilaaleystay.

”
“

Waxaa sidoo kale dagaalada Muqdisho ka socdey ku dhaawacmey sadex saxafi kadib markii madfac ku dhacey goob kooxda Al-shabaab shir jaraaíd ku qabaneysay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saxafi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan