U gudub nuxurka bogga
SABAAD

suxufi

Magac Lab
Xaraf SSubg SU6 xar
La Mid AhsaxafiMagac Lab
1

Qof aqoon u leh cilmiga saxaafadda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maqaalka waxa Qoray Suxufi u Dhashay Denmark oo layidhaahdo Jesper Strudsholm, Suxufigaas oo Socdaal ku tegay Somaliland iyo Somaliya-ba markii uu Uruurinaya Faaladan iyo mid kale oo iyana aad u dheer oo uu ka Qoray Somaliya.

”
“

Labo Suxufi oo u kala dhashay dalalka Australia & Canada ayaa lagu afdubey galainkii dambe ee maanta 22 August 2008 duleedka Muqdisho.

”
“

Aniga oo suxufi ahaa xiligaas oo saxaafadduna tahay cidda ugu horreysa ee warka hesha haddana Ismaaciil wuxu ahaa qofkii ugu horreeyey ee aan ka maqlo magaca Daahir Riyaale.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
suxufi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan