U gudub nuxurka bogga
SABAAD

seegaan

Magac Dheddig
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf SSubg SE7 xar
La Mid Ahjeegaan1Magac Dheddig
1

Midabyo dhawr ah oo si is kor saar ah u safan oo qaab qaanso leh oo ku samaysma daruurta marka uu roob da'ayo; qaansaroobaad.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Marna ma aysan dhicn in uu suldaanku dhoola caddeeyo waayo wuxuu aaminsanaa in dadka isku soo baxay ay ahaayeen hanti uu leeyahay, haddii aysan hantidiisa ahaan lahayn ma ay dhacdeen in ay danahooda ku seegaan caleemo saarka Suldaan nacas ah.

”
“

Taas liddigeeda Ummadii habowsan iyo burcad kali talis ahina isma seegaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

S · SE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
seegaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan