2
Asaas; saldhig.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Kalkuleetarkii ayaa la horu marinayay maalinba maalinka ka danbaysa ilaa sannadihii afartaneeyadii kaas oo sees u noqday in lasoo saaro qalab badan oo loo adeegsado isgaadhsiinta iyo waxbarashadaba.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-sas, m.l
Xarafka
S · SE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
