U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shiiraar

Fal Magu (1)
Naxwe-ray, -rtay
Xaraf SHSubg SHI8 xar
1

Awr raran aad u daalid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bashiir Raage oo Muqdisho yimid Ganacsade Bashiir Raage Shiiraar oo Maxkamadihii Islaamiga dalka ka eryeen bishii Jun sanadkii 2006 ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

”
“

Maxkamada ayaa xukunkaan riday kadib markii dacwadan oo u dhaxeysay dacwo-qabto Ceeblo Aadan Xareed iyo dacweysane Max'ed Yuusuf Shiiraar taasoo ay gabadhu sheegtey in uu si xoog ah ama kufsasho ugu galmooday ninkaan.

”
“

Raage Shiiraar oo dagaalo xoogan la galay golihii Maxkamaddaha Islaamiga ayaa waxaa uu ka mid ahaa xubnihii isbaheysiga argagixiso la dirirka ee jabka ugu weynaa ka soo gaara dagaaladii uu la galay abuukar Caddani.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-ray, -rtay

Xarafka

SH · SHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shiiraar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan