U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shiraaq

Magac Lab
Naxwe-qyo, m.dh
Xaraf SHSubg SHI7 xar
La Mid Ahshiraac1Magac Lab
1

Maro weyn oo adag qaabab badanna loo yeelo oo lagu xiro dakhalka doonyaha, oo marka dabayshu buubiso doonyaha hore u wada.

2

Dhar adag oo qallafsan lagana dhigto darbaal iyo teendho.

Tusaale Dheeraad ah2

“

,9,12 iyo 10: waa cunto Soomaali tayo sare leh. 8,1,10,3,4,7 iyo 15: waa magac la macno ah shiraaq ama shiraac. 13,12 iyo 15: waa dad isku qabiil ama qolo ah.

”
“

Haddii aad u fiirsataan, waxa jira baabuur afka kaga xidhan yahay shiraaq yar oo madow.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-qyo, m.dh

Xarafka

SH · SHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shiraaq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan