U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sigaar

Magac Lab
Xaraf SSubg SI6 xar
1

Tubaako shiidan oo xaashi khafiif ah lagu duubay oo laga qiijiyo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Balse, waxaa haddana xigay heshiis lagu furay xuduudda, dabayaaqadii sannadkii tegay, kadib markii ay Xukuumadda Somaliland dab-qabadsiisay shixnad Sigaar ah oo uu lahaa ganacsadaha reer Djabuuti ee C/raxmaan Boorre.

”
β€œ

Marka-Baardheere: Al-Shabaab oo amaro kasoo saaray nooc ka mid ah dharka iyo sigaar cabista (3. April 2009 - APL) Al-Shabaab oo amaro aan horay loo arag ku rogay dadka 1185.

”
β€œ

Inankii wuxuu lahaa balwad ah sigaar cabid, inantuna ama ayna jeclayn, intii hore wey u adkaysatey hadase wey u dulqaadan kari wayday qiiqa sunta ah. sifudud ayay u tidhi "iska daa sigaarka wuu idhibayaaye".

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S Β· SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sigaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan