U gudub nuxurka bogga
SABAAD

soke2

Magac Lab
Xaraf SSubg SO4 xar
La Mid AhsukeMagac Lab
1

Wax aan wax kale wehelin oo keligood ah.

2

Warqad turub oo nooceeda keligeed laga hayo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa uu tilmaamay xiriir soke oo u dhexeeya Cammuud, East Africa iyo ta Hargeysa.

”
“

Ilaa hada wax hadal ah lagama hayo dhanka Ganacsade Suudi Axmed Jiis oo ku saabsan Dagaalka deegaanka Ceelmacaan,waxaana Suudi uu Qaraabo soke layahay Maalgeliyihii Midowgii Maxkamadaha Xaaji Abuukar Cumar Cadaan.

”
“

Mucaaradkaa qaldan iyo mucaaradkaa sax ah, arintu waxay ahayd sahaalo iyo meel soke oo dhow.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
soke - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan