U gudub nuxurka bogga
SABAAD

soofe

Magac Lab
Naxwe-fayaal, m.l/dh
Xaraf SSubg SO5 xar
1

Qalab bir ka samaysan oo korka gano wax xagta ku leh oo birta iwm lagu simo ama lagu afeeyo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waxaahalkan ku lifaaqan isimada saxeexay baaqan 2. 2-Garaad Saleebaan Garaad Maxamed. 3. 3-Garaad Cabdillahi Garaad Soofe. 4. W/garaad Maxamed G.Ismaaciil Ducaale.

”
β€œ

Issimada go'aanka soo saarey ayaa waxaa kamid ahaa Garaad Cabdulahi Soofe iyo Garaad Suleymaan Burale kuwasoo dhinaca kale sheegey in maamulka Somaliland ciidamdooda kala baxaan gobolka Sool.

”
β€œ

Wasiir kuxigeenka Arrimaha Gudaha Somaliland Cismaan Garaad Soofe ayaa ku tilmaamay sababaha loo xiray Boqor Buur-madow inay tahay, isagoo waday falal ka dhan ah Ammaanka isla markaana arrimo ka soo horjeeday Qaranimada Somaliland ka waday dibada.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-fayaal, m.l/dh

Xarafka

S Β· SO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
soofe - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan