U gudub nuxurka bogga
SABAAD

suran

Fal Magu (4)
Naxwe-rnaa, -rnayd
Xaraf SSubg SU5 xar
1

Wax meel laga lulay ahaansho.

2

Isa s.: laba shay wax siddooyinkooda lays dhexgeliyey ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Calanka Ethiopia oo la arkay isagoo ka suran degaankaasi Shiirkole ee ciidamada Ethiopia ay baaritaanka ka wadeen ayaa waxaa ku qamaamay dadweyne aad u badan, kuwaasoo gubay calankaasi.

”
“

Arintaas waxaa calaamad u ah bir dheer oo tabeelle ah ayna suran yihiin labo makarafoon oo kala jeeda.

”
“

Adduunkaan isa-suran (globalized) dhibaatooyinka qaadka keeno Soomaaliya kuma koobnaan doonaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-rnaa, -rnayd

Xarafka

S · SU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
suran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD