U gudub nuxurka bogga
SABAAD

suubban

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf SSubg SU7 xar
1

Wax wanaagsan ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Intii ay waddada sii hayeen ayay Suubban bilowday in ay ka sheekayso xafladdii ay u raacday hooyadeed shalay.

”
“

Rasuulka suubban (Sallallaahu calayhi wasallam) waxa uu leeyahay: (Qofka waxaa dembi ugu filan inuu dayaco kuwii loo xilsaaray daryeelkooda).

”
“

Sida caaddada u ah Suubban iyo Asliba waxay si qoto dheer uga faalloodaan dhacdooyinka tuulada ka dhaca.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

S · SU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
suubban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan