U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taada1

Magacuyaal Lahaansho
Naxwekuwaaga, w
Xaraf TSubg TA5 xar2 Tusaale
1

.dh Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax adigu (qof-ka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay. . taada2 (-taada) dk.lh.dh Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax adigu (qofka labaad ee taadhisaar1 kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay. .

Tusaalooyin

“

Taada ayaa qurux badan

”
“

buugaagtaada ayaan ka dhax helay warqaddan

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddii aan taada raaco ayuu kursiga u bannayn?

”
“

Arrintu si kastaba ha ahaatee haddaan dhaliil yeesho waa qaadanayaa ee adigu taada ma qaadanaysaa?

”
“

"Waxaa lagu oranayaa:' Ma annaga oo nool ayaad rabtaa inaad ifka nagu aastid, haddaadan adigu taada dan ka lahayn."

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Lahaansho (mu.lh)

Isrogrog

kuwaaga, w

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taada - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan