U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taago

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf TSubg TA5 xar
1

Dhul yara sarreeya.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cali Dheere, Dowladdii C/qaasim Salaad Xasan oo dhowr jeer isku dayday in maxkamad la soo taago balse awoodi weysay in gacanta lagu soo dhigo maadaama dalku uu ahaa mid ay ka talin jireen qabqablayaal dagaal.

”
“

"Gudiga doorashada wuxuu go'aamiyay in ruux walba oo Somali ah ay u furan tahay inuu iskusoo taago qabashada xilkan, uuna soo gudbiyo araajidiisa musharaxnimo" ayuu yiri Xil.

”
“

Ugu dambeyntii Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya waxey shacbiga Soomaaliyeed si kal iyo laab ah ugu guubaabineysaa iney ka qeyb qaataan dib u dhiska iyo taageerrada Ciidammadooda si dalka uu cagahiisa isugu taago.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taago - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan