U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taakulayn

Magac Dheddig
Xaraf TSubg TA9 xar
La Mid AhtaakulidMagac Fal
1

.dh taakul.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa uu cod iyo talaba ku taakulayn jiray dhaqdhaqaaqii gobanimodoonka.

”
“

Waxaan xusuustaa mar uu Boobe soo maray shirkii Boorama isagoo Jabuuti kula soo kulmay diblomaasiyiin kana soo qaaday halkaas taakulayn aan ku wado in uu bixiyey Faransiisku.

”
“

Haddaba haddaan mid mid u taabto, waxaad moodaa in ay taakulayn ay dadkaasi ka helayaan bulshada tusaale ahaan, iyadoo dharkii hablaha gebigoodii loo bedelay dhar dhejis ah oo aanad ka helayn bacadlihii dhar kale oo dumar.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taakulayn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan