U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taakulo

Magac Dheddig
Xaraf TSubg TA7 xar
La Mid AhtaakulidMagac Fal
1

.dh taakul.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Isbitaalka magaalada Jowhar ayaa waxaa horay gacanta ugu heysay hey'adda INTER SOS, iyadoo mudooyinkii u danbeeyay isbitaalka uu taakulo ka heli jiray Ganacsato iyo dadka deegaanka Gobolka Sh/Dhexe.

”
“

"Dalalka Kenya iyo Ethiopia oo aan xuduud ahaan u talaabi karno kama helno wax taakulo ah, waxaan ka helnaa dadkeena oo u heelan in goboladaas ay ka xoreyno cadowga" ayuu yiri Sh.

”
“

Waxaana hal mar ku soo xidhmay dhamaan cidii danaynaysay inay waxbarato ee ka soo jeeday Somaliland iyo Soomaliya iyo cid kasta oo taakulo u haysay iyo waliba kuwii soo amba qaaday oo ku reemayay inay geediga sii guryo geeyaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taakulo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan