1
Fasiraad; micnayn.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Sidoo kale ragga suugaanyahanada ahi waxay iyadana tafsiir ka bixiyeen naagta Dhabeesha loo yaqaan, taas oo uu nin gabyaa ahi yidhi "Wa“ad tahay Dhabeel tii u mudan, dheg iyo maamuuse”, C/salaan Caara-dhuub.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rro, m.dh
Xarafka
T · TA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
