U gudub nuxurka bogga
SABAAD

talaado

Magac Dheddig
Xaraf TSubg TA7 xar
1

Todobaadka maalin ka mid ah oo u dhaxaysa isniinta iyo arbacada.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dowlada Yemen iyo Hay’adda UNCHR, ayaa sheegay in la helay shan qof oo nool oo keliya, Illaa hadda la helay, ayna maanta oo Talaado ah socdaan howlgalo lagu baadi-goobayo dadkii doomahaas la socoray oo la rumeysan yahay inay gabi ahaan dhinteen.

”
β€œ

Goodaar waxaa lagu beddelay Talaado; Goonyaadna Arbaco; Ugbaadna Khamiis; Hooyaadna Jimce.

”
β€œ

Askariga laqabtay ayaan loo ogolaan inuu la hadlo warbaahinta, waxaana qabashadiisu ay timid iyadoo ciidamada DKMG ah ay shalay oo Talaado ahayd isku ballaariyeen dhul aysan horay u gaarin oo ka tirsan degmooyinka Kaaraan, Huriwaa iyo Shibbis.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

T Β· TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
talaado - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan