U gudub nuxurka bogga
SABAAD

arbaco

Magac Dheddig
Xaraf ASubg AR6 xar
1

Maalinta afraad ee toddobaadka, una dhexeysa talaadada iyo khamiista.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Cabdiwali Cali Gaas ayaa la filayaa in uu maanta (Arbaco) soo gaaro magaalada Garoowe ee Caasumadda Puntland, waxaana uu ka soo ambabaxey Gaalkacyo oo uu maalmahan ku sugnaa, waxaana uu iminka ku hakaday Degmagada Buurtinle.

”
β€œ

Maalintii Arbaco aheyd ayaa 48 xildhibaan u fadhiisteen in cod loo qaado Afhayeen Xil.

”
β€œ

M-waynaha, ayaa la sheegay in uu kulamo la qaatay maanta (Arbaco) Guddiyo ka kala tirsan labadan Beelood kuwaas oo uu kala hadlay in aysan wax dhibaato ah dhicin oo arinta intaas lagu xakameeyo oo la gaaro heshiis nabadeed oo dhaxal gal ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

A Β· AR

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
arbaco - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan