U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tumaal1

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf TSubg TU6 xar
1

Qof biraha farsameeya.

2

Sab.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cidna eegi mayso quruxdooda, diintooda iyo akhlaaqdooda ee waxaa lagu nacay in ay Midgaan, Tumaal, Boon iwm yihiin.

”
“

Markiiba Insi baa lay mooday oo lay weydiiyey cida aan Odayga u ahay, ka dibna markii afkayga laga maqlay Midgaan, Madhibaan, Tumaal, Yibir wixii iga raacay Eebe uun baa xisaabin kara.

”
“

Waxa uu kadhashay reer iska faqiira aabihiina waxa uu ahaa bira tume amaba tumaal isaga oo yar ayuu reerkiisa u raacay xagaas iyo Tahraan waxana uu kasii watay wax barashadiisii.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

T · TU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tumaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan