U gudub nuxurka bogga
SABAAD

boon1

Magac Lab
Naxweboon, m.dh
Xaraf BSubg BO4 xar
1

Nin nolol maalmeedkiisa ka soo saaro ugaarsashada.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Boon waa degmo ka mid ah degmooyinka ugu waawayn uguna dadka badan degmooyinka gobolka Awdal.

”
“

Boon taariikhdeedu aad ayay u qara weyntahay, mana aha mid si dhakhso ah loo soo koobi karo.

”
“

Cidna eegi mayso quruxdooda, diintooda iyo akhlaaqdooda ee waxaa lagu nacay in ay Midgaan, Tumaal, Boon iwm yihiin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

boon, m.dh

Xarafka

B · BO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
boon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan