Tusaale Dheeraad ah3
“
Markiiba Insi baa lay mooday oo lay weydiiyey cida aan Odayga u ahay, ka dibna markii afkayga laga maqlay Midgaan, Madhibaan, Tumaal, Yibir wixii iga raacay Eebe uun baa xisaabin kara.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
Y · YI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
