U gudub nuxurka bogga
SABAAD

werwerin

Magac Dheddig
Xaraf WSubg WE8 xar
La Mid AhwalwalinMagac Fal
1

.dh walwali.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Carqalada kaliya ee ka werwerin jirtay waxay ahayd isticmaalka awoodda iyo hantida dawladda ee xisbiga UDUB loo adeegsado.

”
“

Markay ficilkaa ku kacaysay, Faa’isi kamay werwerin masiirkeedu wuxuu noqondoono, kamay baqan askarta meesha tumnaa, kamayna fikirin jeelka loo xayuubi doono waayo karaamada dadka reer Somaliland ayaa wax walba kala waynayd.

”
“

Taa waxaa sii dheer in hooyada nuujisa ay ka werwerin in xili xun caano boodhe ay diyaariso ama qabato suuqa si ay u soo iibsato caano boodhe.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

W · WE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
werwerin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD