Skip to main content
SABAAD

weynow

Fal Magu (3)
Naxwe-naaday, -naatay
Xaraf WSubg WE6 xar
1

Nafley wax weyn noqosho.

2

La w.: wax weyn cid ugu muuqasho.

3

Isla w.: qab iyo kibir isu yeelid.

4

Iskala w.: qof cid iska sarreysiin.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-naaday, -naatay

Xarafka

W · WE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
weynow - sawirka la wadaagga

La Wadaag