U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaalufin

Magac Fal
Xaraf XSubg XA8 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dalka wuxuu galay marxalad cusub oo jahawareer iyo fowdo ku dhisan, gobollada qaarkoodna waxaa ka bilowday iskudhacyo qabyaaladeed, bililiqo, xaalufin, dhac, kufsi, afduub, xasuuq iyo ku xadgudub baahsan oo loo geystay xuquuqda bani-aadannimada.

”
“

Maamulka Hiiraan oo ka digay xaluufinta Maxkamadaha islaamiga ee ka arimiyo Degmada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa qeyladhaan xoogan ka muujiyay xaalufin ba’an oo lagu hayo dhirta deegaano badan oo ku yaalo qeybo ka mid ah Gobolka Hiiraan.

”
“

Mas'uuliyiin u hadashay Ahlu-suna ayaa warbaahinta u sheegay in cidii ku xadgudubta amarkaasi talaabo laga qaadi doono madaama dhirtoo sharcio daro lagu guro ay keerto xaalufin deegaameed.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaalufin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan