U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xajiin1

Magac Lab
Xaraf XSubg XA6 xar
1

Geed yar oo leh caleemo xaadi ku rogantahay iyo dhacaan cuncun deran ku reeba wixii uu taabto.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Waxaa iyana buugga ku jira ilduufyo u badan xagga xarakaadka (punctuations) oo aan nasiib wanaag qiimaha iyo murtida dhex jiifta aan dhaawacaynin, laakiin xajiin ku ah dadka qawaaniinta qoraalka dhowra, sida barta joogsiga (.

”
“

Waxa uu sheegey in uu doonayo Wariyaasha loo fududeeyo in ay tabiyaan warbixinada iyo qoraalada iyo shirarka Dawladda, waxa uu sheegey in la sameyn doono jawi aan Wariyaashu wax xajiin ah aysan dareemin marka ay imaanayaan xarumaha Dawladda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xajiin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan