U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xamaal1

Magac Lab
Xaraf XSubg XA6 xar
La Mid AhxammaaliMagac Lab
1

Qof ay shaqadiisu tahay in uu dusha wax ku qaado.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xamaal ( ingiriis : Porter) waa qof ama xayawaan dhabarka iyo duudka ku qaada shey ama qof.

”
“

Intii ay Holland joogtay waxay isu martay shaqooyin kala duwan oo ay ka mid ahaayeen nadiifiye, xamaal warshadeed, turjubaan iyo kuwo kale.

”
“

Tiradaas kor ku xusan waxaa kusii tirsan 6 qof oo xamaal ama shaxaad ka hela 33,000 qof ee sida tooska ah ugu xidhnaa gaadiidka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xamaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD