U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaqdarro

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XA8 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xaqdarradii lagu sameeyay dadkeena ayaan anigu ka gilgilshay, iminkana iyaga xaqdarro kuma wado, ee xaqayaga ayuun baan ceshanaynaa.

”
“

. Qofka qof muslin ah kas u dila si xaqdarro ah, waa ehlunaar.

”
“

Waxa isna xabsiga Mandheera si xaqdarro ah ilaa iminka ugu jira Abshir Xasan Xaashi oo ahaa madaxii gaadiidka madaxtooyada Somaliland iyo wadihii gaarka ahaa ee marwada madaxweynaha.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaqdarro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD