U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xardhan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf XSubg XA7 xar
1

Wax xarar loo yeelay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Indhaha waxa uu ku dhuftey judhiiba cinwaan farwaaweyn ku qoran oo ay ku xardhan tahay caddaalad darro iyo musuq baahsan oo uu soo gudbinaayo wargeyskaasi.

”
“

Dadweyne badan oo reer Jowhar ayaa iminka laga dareemayaa dhaq dhaqaaq ay ugu diyaargaroobayaan banaanbaxaan iyagoo wata boorar ay ku xardhan yihiin ereyo ay ku taageersan yihiin ka bixitaanak Ciidamada Itoobiyaanka.

”
“

Dabadeed baalashii aan ku tuhunsanaa inay ku xardhan yihiin wax waddaniyada ku saabsan ayaan si toosa u galay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xardhan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan