U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xiiro

Fal Gudbe (3)
Naxwe-rtay, -ratay
Xaraf XSubg XI5 xar
1

Timo madax ama gar ka jarasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gudoomiyaha Degmada Xudur Maxamed Cali Macalin ayaa sheegay in Ciidamada howl galkooda la xiiro baadi goob koox uu sheegay inuu hogaaminayo sheekh mukhtaar roobow abuur mansuur.

”
“

Ninkana waa in haddii uu gabadha ka baxsado isagana lagu ciqaabaa in timaha laga xiiro oo kab lagala dhaco madaxa ilaa subax ilaa inta ay cadceedu ka dhacayso.

”
“

J: Horta anigu waxa laga yaabaa in aan Sacuudiga laftiisa qabto, waxbase iguma aha intaan gaadhka xiiro oo dhafoorada xiirto in aan Waanshitoon Piibsi u doonto, ilayn magacayga labaad Jemis Jaarlasbaa layidhaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-rtay, -ratay

Xarafka

X · XI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xiiro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD