Tusaale Dheeraad ah2
“
Hadaba haddii aad u baahato inaad dirsato alaabo kala duwan ha moogaan DHL Streatham, oo uu gacmo furan kugu soo dhoweyn doono C/raxmaan Salaad Cibaar oo ah xirfadle howl fudud kuna wanaagsan macaamiilka.
”“
Hirgalinta Tababarkan, ayaa waxaa iska kaashadey Wasaaradda Caafimaadka Puntland iyo hay’adda UNFPA, Sikastaba, 20-kan Gabdhood ee la doonayo in ay noqdaan Ummuliso xirfadle ah ayaa tababarkan u socon doonaa muddo 2 sano ah.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-layaal, m.l/dh
Xarafka
X · XI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
