Tusaale Dheeraad ah3
“
Nidaamkan Maraykanka ee la soo xulo rag aqoon sare iyo waayo-aragnimo leh inama dhaqayo, waayo dhinaceena waxa la soo xulaa rag badankoodu aan aqoon iyo khibrad la sheego midna lahayn.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (3) (f.g3)
Isrogrog
xushay, xulatay
Xarafka
X · XU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
