Tusaale Dheeraad ah3
β
In dastuurka ku meel gaadhka ah ee hadda laga doodayo oo ay sameeyeen, sida ay qoraaal ku sheegeen, dad aan khibrad u laheyn, in loo saaro khubaro Soomaali ah oo aqoon u leh sameynta dastuurka.
ββ
Arrimaha sixidda u baahan shaqaalaha ka hawlgala xafiiska xeer-ilaalinta degmadu ay leeyihiin aqoon sare iyo khibrad ay ku fulin karaan hawsha loo igmaday.
ββ
Pinto wuxuu sheegay in arrintaasi ugu dambayntii gallaafatay shaqadiisii, kadib markii lagu sifeeyay, mid aan khibrad badan lahayn.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.l
Xarafka
KH Β· KHI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
