U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xusul

Magac Lab
Xaraf XSubg XU5 xar
La Mid AhsuxulMagac Lab
1

Gacanta, meesha cududda iyo dhudhunku iska galaan docda dibadda xigta oo dhuuban marka gacantu laabantahay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xildhibaano fara badan ayaa ku sii qulqulaya magaalada Baydhabo kuwaasi oo xusul duub ugu jira sidii loo ridi lahaa xukumadda uu hoggaamiyo Cali Maxamed Geeddi oo iyadana dhinaceeda dadaal xoogan oo la dhayalsan karin wada.

”
“

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka socda xusul duub farabadan iyada oo ay jiraan xildhibaano tageersan xill kaqaadista Geedi iyo kuwa ka soo horjeeda.

”
“

Laakiin magaalada waxa hadda ka socda dhaqdhaqaaq ganacsi,a taas oo aya ganacsatada reer Somaliland hadda u xusul-duubban yihiin sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen xarakada cusub iyo degsiimooyinka ganacsi ee ka socda magaalada Tog-wajaale.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

X · XU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xusul - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan