U gudub nuxurka bogga
SABAAD

suxul

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf SSubg SU5 xar
1

Gacanta, meesha cududda iyo dhudhunku iska galaan docda dibadda xigta oo dhuuban marka gacantu laabantahay.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waydiimahaa iyo qaar kale oo badan ayuu haragga isaga sii saaray intiiuu gaadhayay maqaaxi ay islaan suxul baruur ahi haysatay oo uu fadhiisan jiray.

”
β€œ

Beckham waa ciyaartoygii labaad ee Kooxda Manchester ah ee suxul ku dhufasho ku sameeya ciyaartoy xilli-ciyaareedkan.

”
β€œ

Heshiisayada shidaalka ayaa noqdey kuwa khilaaf salka ku haya iyada oo dadka u dhuun daloola arrimaha Somalia ay qaban in suxul duub ba'an oo la xiriira shidalka u dhexeyo Cabdulahi Yusuf iyo Geedi.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

S Β· SU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
suxul - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan