U gudub nuxurka bogga
SABAAD

yeelin

Magac Fal
Xaraf YSubg YE6 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Iyadoo micneheeda aheeyn in ey calaamad u yeelin.

”
“

Meles oo sanad laga soo wareegey markii ciidankiisa galeen Somalia ayaa beeniyey in duqeyn aan lo aabo yeelin kula kacayaan shacabka Somalida.

”
“

Pinochet judhiiba dadkii mucaaradnimo lagu tuhmayey ayuu safayntoodii ku tallaabsaday isagoon qaybaha bulshada ay ka kala socdaan u kala aabbe yeelin- siyaasiyiin, shaqaale, arday, aqoonyahanno, ciidammo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

Y · YE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
yeelin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan