U gudub nuxurka bogga
SABAAD

yool

Magac Lab
Naxwe-lal, m.l
Xaraf YSubg YO4 xar
1

Degganaansho la'aan nafley ka muuqata.

2

Sal; gun; madhaafaan. Maalintii y.ka: maalinta qiyamaaha.

3

(-lal, m.l) Goob; madal; garoonka gudahiisa meesha kubbadda cagta iwm lagu dheelo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa uu ka mid ahaa ganacsatadii sida weyn u taageertay hawlgalka, waxayna dad kale oo xogogaal ahi sheegeen in rasaastaa uu ridey ay ahayd yool habaabis.

”
“

Guul iyo qarannimo buuxda ayaa inoo yool ah, waa inoo dantaa guud.

”
“

Xaaladdu way ka soo daraysay, yool-yool iyo yaac-yaac ayaa dadka ka muuqday, iyadoo ay maalmahaa bilaabantay in raashinka iyo wixii kale ee la heli karo la keydsado, sidaa darteed suuqyada iyo waddooyinka waxa ka muuqday buuq iyo taag-taagnaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lal, m.l

Xarafka

Y · YO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
yool - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan