Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Ciid budo ah oo dabayshu si sahlan u qaaddo; siigo; bus.
B. ah: midab dambaska u eg oo ay lo'da iyo dameerahu yeeshaan.
"Waxaan maqlay qarax weyn, markaa gadaashayda eegay waxaan arkay boor iyo qiiq ka baxaya gaari kuwa dagaalka ah, dhowr askari iyo qof rayid ah ayaa goobta yaalay" ayay tiri Deeqo Cubeyd oo ka mid ahayd dadkii halkaas marayay.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
B · BO
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag