Tusaale Dheeraad ah3
“
Lama garanayo ciddi ka dambaysay dilkiisa, iyadoo dawladda Maraykanka ugu baaqday maamulka Puntland inay u soo gacan-geliyaan ragga dambeeyay dilkaas, haddii aanay taasi dhicina waxa la shaacin doonaa in dilka sarkaalkaas ay ka dambayso dawladda Puntland.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-iyo ml.
Xarafka
C · CI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
