Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Bir, siriq, god iwm oo loo dhigo nafleyda si loo qabto.
Dawlada tayada lihina waa tii leh xubno fashilinkara dabin walba oo loo maluuqo Cumar Cabdi nuux, Helsinki, Finland.
Oo dabin isku dhigaya.
Sidaa awgeed boqorku wuxuu ahaa nin aad u da’weyn, ta labaad markii uu xilka ka degay wuxuu ahaa ninkii lagu lahaa "Tuugga", markaa dhinacayaga siyaasiyan wax dhibaato ah oo noo geysan karayey may jirrin, sidaa darteed wax dabin ah oo aanu u maleegnay.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
-nno, m.dh
D · DA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag