Tusaale Dheeraad ah3
“
Sareedaddu may guddeene Barbaartuna may go’deene Badweyn iskuma gureene Xil baan gubin kaad u dhiibtay Xal muu garan aayatiinle Xaq muu gudin aad sugaysay Halkaad u golleyd ma geynin Hayaankiyo geedigaaga Guubaabana wuu ka seexday Inuu galab nool tibaaxo.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
1
Xarafka
G · GU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
